Ciidamada dowlada oo Al-Shabaab kala wareegay degaan Istaraatiiji ah

Ciidamada dowlada Somalia ayaa si buuxda ula wareegay degaanka Buur-weyn oo dhaca xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe oo muddo dheer ay ka talinayeen Al-shabaab. Wararku waxaa ay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya oo garabsanaya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM kala wareegeen degaankaas oo al-shabaab u ahaa mid muhiim u ah oo ay … Continue reading Ciidamada dowlada oo Al-Shabaab kala wareegay degaan Istaraatiiji ah